Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo Weerar qorsheesan lagu dilay

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa war kasoo baxay lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah diyaaradahooda dagaalka la beegsadeen xubno katirsan kooxda Al Shabaab oo ku sugnaa deegaan katirsan gobolka SHabeelaha Hoose. War Saxaafadeed kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika aaa lagu sheegay in duqeyn shalay diyaaradahooda ka fuliyeen tuulo la yirahdo Garowle lala … Continue reading Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo Weerar qorsheesan lagu dilay